Video: Sida Ms-Wordka loogu qoro صلى الله عليه وسلم ayadoo Short ah oo sida Kutubada u qoran

Sida Ms-Wordka loogu qoro صلى الله عليه وسلم ayadoo Short ah oo sida Kutubada u qoran midaa oo ah mid aad u muhiim ah casharkani waa casharkii ugu horeyey ee Office aanu ka diyaarino

Casharkaa diyarinteeda ayaa inagy kaliftay mid ka mid ah asxaabta pageka ku xiran oo su’aasha ina soo weydiisay saa marka aynu internateka uusan ku jirin asigoo Af-somali ku sharaxan midaa ayaa inagu galifday in aanu diyaari casharkan.

Riix halkaan ka daawo Casharka

Ama halkaa hoose ka daawo

 

almarkaawi3@gmail.com

 

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA